Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya oo is casilay iyo Xog ku aadan Sabbata Is-casilaadiisa

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in uu is casilay agaasimihii xarunta madaxtooyada Soomaaliya Dr. Xuseen Sheikh Maxamuud , oo xilkan hayay muddo sannad iyo bilooyin ah  . Sida aan xogta ku helnay agaasimaha ayaa warqada is-casilaadiisa u gudbiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana is-casilaadan ku timid arrin shaqsi ah oo ka timid … Continue reading Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya oo is casilay iyo Xog ku aadan Sabbata Is-casilaadiisa